إرسال رابط إلى التطبيق

IQAAD CAPTAIN


4.6 ( 1936 ratings )
السفر
المطور: Faisal Alsomali
حر

Kusoo biir kooxda kabatanada “IQAAD” team
Kuwaas oo faaiida dakhliga ay jecel yihiin inay helaan.
adigoo iskaa isu maamulaya wakhtiga shaqaduna aanay cayinayn xilli walbana aad soo geli karto shaqada, taaso dakhligagu kor ugu kacayo. Markaad kusoo biirto kooxda waxaad helaysaa dhaqaale aad ubadan markaad xisaabiso bishii, waxaanad u fududeynaysaa dadweynaha adeega isu-socodka
Macaamisheenu way ku kalsoon yihiin adeegeena iyo kabtanadeena, sido kale macaamisheenuna xilli walba way isticmaalaan adeegeena. Iska soo diwaanagali .kadib
waxaad bilaabanaysaa hawshaada kabtan.Mar walba waxanu ku dedaalayna inanu kugu xidhno macaamiisha ugu wanagsan.
Ugu shaqee macaamiishaada sida ugu fiican